Xog Ciidanka Ssb oo Hub laga xerayey iyo wasiiro isku wasiray ka xanaaqay Ceerigaabo Dagaalka Beriga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Xogogaal Warbaahin Badax banaan ka hel Xogo Sirdoon Warar Waraysiyo Falaqayno iyo Siyaasada Soomaalida waa kasta oo Berya,Subscribe Like Share iyo Commant.
    BARAHA BULSHA FACEBOOK IYO TIKTOK BOOQO.
    / xogogaal_news
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

Комментарии • 64

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 дней назад +4

    Xaadir xaadir soomaliland government guuuuul

  • @nathra7351
    @nathra7351 6 дней назад +1

    Hub iyo dhaqaaleba waa in kaydinla garab taagnaado ishalah. Ciidankii baad haystaan qaranka Ilaahay guusha
    hayddin siiyo ishalah guuul somaliland ishalah

  • @maxamedmaal8494
    @maxamedmaal8494 6 дней назад +6

    Muuse maanta dalka ma xukumo kiiaad doorateen ayaa haysta hakuwaalinina kuwiibuqdharkayn gubay ayaa hargaysajooga

  • @ahmedmaxamuud3005
    @ahmedmaxamuud3005 5 дней назад

    Good

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 6 дней назад +2

    Dawladu waa iney garabgasho ciidamada SSP

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 6 дней назад +2

    No booqasho raganimo ayaalobahan yhy ssp iyo G36 guuul iyo gobanimo waa xooga Qaranka somaliland,

  • @IbrahimFarah-d9y
    @IbrahimFarah-d9y 6 дней назад +1

    Waryaa ka soo bax bari ssb dagaal ma taqAnaan uga soo bax kuwa cadaw iska ka adag een gabashada aqoon waa supeer awal, arab, samaroon!

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim 6 дней назад +1

    Wax lagu xareeyey berbera majiraane wax iska celi hubkii dawlada oo dhan ayaad haysataane

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 4 дня назад

    Waxaasu ku raaxaysanayaa SSB iyo dawladan wadani waa ay is ogyihiin waxaa dadka ha uugu sheekayn

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 6 дней назад +1

    CAAWA WAXA CADAATAY INAAN BARI DAGAAL KASOCONE QAYBO KAMIDA BEELAHA ISAAQ AY RABAAN INAY DAGAAL KUSOO QAADAAN BEEL KA MIDA BEELAHA ISAAQ TAASINA WAY CADAATAY

    • @AxmedibrahimIbrahim
      @AxmedibrahimIbrahim 6 дней назад +1

      Waa dhab arintaasi iyagoo hubkii òo dhan haysta ayey hadana berbera ka dhamaan laayihìin

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 6 дней назад

    Wariye,dooraahadi,way,dhamaatay, xirsi iyo xunbawane,ayaa,ugu,neceb,ssb

  • @abduge1237
    @abduge1237 6 дней назад

    Bariga sanaag iyo Dhuurmadare harti baa dega maxaa ku geeyay. Haddii ceerigaabo lagaaga soo baxay maad ceerigaabo ku ekaatid oo dowlada madaxweyne ciro aad u ogolaatid in ay dhibaatada xaliso oo wada hadal la gasho hartiga.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 дней назад +1

    Kani ciidan maaha waa huwanta Xirsi meesha ku hayo

  • @MaxamedCabdi-bv3tj
    @MaxamedCabdi-bv3tj 6 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @Ham-n2c
    @Ham-n2c 5 дней назад

    Haday Xanaaqeen hala xidheedhan wasaarada Gashaandhiga JSL

  • @zupeeercade485
    @zupeeercade485 6 дней назад

    Hooyadaadi hiilka bariis ahayd wase munaafaqada jooji

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 6 дней назад

    odayada uu ciro laxagta siinayo ee huwanta ee hubkasiisanaya ciro lacagta haka joojiyo wax nabadeyn layiraaho majirto

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 5 дней назад

    Awow hub la xereyay ma jire Berbera store wax lagu xereyo maleh beenta iska hubso. Muse madaxweyne maaha Craxaman ayaa madaxweyne ah

  • @ahmedosman6344
    @ahmedosman6344 6 дней назад

    سبحان الله اين الجيش اين قوات المسلحه ياصومليلاند هل هدا هو التغيييرر ياصحافه لمادا لم تساندوا أهلكم فى الحرب صوماليلاند فى انهيار شديد خاصه في ضل الحكم الجديد

  • @SaidHMohamed
    @SaidHMohamed 6 дней назад +1

    Waar bal nimanyaw dhegeysta nacaskan waar ragga maalin walba ku dhimanayaa miyaanay ahayn askar galbeed ka yimi habar jeclo ciise muusay ku aakhiro seegaysaa

  • @Kbrallh
    @Kbrallh 6 дней назад +2

    Hubkii qaranka inay beelo xaraysteen ma haday hjeclo ogaatey 😂😅

    • @engsayidmohamed7527
      @engsayidmohamed7527 6 дней назад

      Reeer hub xaraystay majiro ee umada kibirka kadaaaya

    • @Kbrallh
      @Kbrallh 4 дня назад

      @ afantri reero leeyihiinbaa lagu dagaalamaa ee meeyey hubkii 32 sano la uruurinayey mise muunad ahaanbey uyaalaan

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 дней назад +2

    Adeer ssb iyo g36 ka baxa ciidan qaran bad noqonysan wexi xuquq iyo hub idinka maqan dawlada somaliland u daba fadisnysan iyo taliyasha ciidanka nin hab qabil u ababulan la aqbali maayo

    • @Kbrallh
      @Kbrallh 4 дня назад

      @@MaxamuudMaxamed-sm3ub kaalay adigu difaacdee inta ssc hubaysantahay sool barina haysato ssb iyo g36 wayjirayaan awal iyo samaroona haday jabhad rabaan jiida ha iskeenaan waxay rabaan huwan inay magaca somaliland ladagalamaan adeer Waa laysku qaawinayaa iyagaba Waa somaliya oo shaadh kale kusoo xidhatey ceerigabana Waa laqabsanayaa say isaaq iyo somalilandba uhurudo

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 6 дней назад

    HUWANTA XIRSI MA OGA IN MUJAHID MUSA BIXI WAREEJIYEY MADAXTOOYADII JAMHURIYADDA SOMALILAND!!!!!!!!!!!!
    WALI MUSE AYEY KU HADAAQAYAAN !!!!!!!
    WAAR MUSE WAA TAGEY UUU !!!!!!!!!!!

  • @danabdiiriye111
    @danabdiiriye111 6 дней назад

    Waar ciiidamada SSB waa argagaxiso oo Waxaa samaystay odayaasha ictisaamtaa Dan habar jeclo iyo deegaan hj kuma difaacaan

  • @Islanimo
    @Islanimo 5 дней назад

    Muuse biixi h awal ayey kaga ciro la xiisabtma

  • @ClrisaaqAxmed-tl5db
    @ClrisaaqAxmed-tl5db 6 дней назад

    Ciidanku Taakulo uyo saanad ayuu ubahn yhy Hadn ahy askri ciidnka mileteyga ku sugan qorulug

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 6 дней назад

    waaar waxannn duligannnn ahhhhhh mardanbe hawaraysannnnnnnnn waaaa qof cuqdadi hyseee arimha si hooosaaaa loo dhameeyaaaaaa hubaan hyasnnn ma cadawguuu doooonayaaaaa in lasooo wareero

  • @starxMm2
    @starxMm2 6 дней назад

    HG iyo Muuse Bixi maxa kala haystaa ??? SSB iyo G36 Niin bay Dorteeyn Ciiro la idhahdo ee maad la Xisabtaan taan ood Dhuulkiina Difacdaan ama la Heshisaan ilma abtiyashiin Harti

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 6 дней назад

    Geesibaad wareysatey ssb waar dowladan waxweymbaa shaki naga jiraaaye maxaa si ah.

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 6 дней назад

    ey uibna ey qabyaalad uun bu ka sheegya

  • @wwomann3
    @wwomann3 6 дней назад

    Weli muse biixi iyo habar awal aya lagu yuusayaa. Bal dadkan fahma

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 6 дней назад

    War umada ka xiisho nacaasow oo wax iskaceli

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 дней назад

    Kkkkkkkkkkk snm snm 100 kun dhaliyo ah baa lasheegayaa

  • @danabdiiriye111
    @danabdiiriye111 6 дней назад

    SSB waa in lakala diraa wax ay hj u qabatay ma jirto

  • @ShiineTuush
    @ShiineTuush 6 дней назад

    Ciidan ceebeeye isaaq kudhuunte faanki dawladnmada ma ssb ayaa kafiicnatay gunyahay caqliga xuni

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 дней назад

    Bari iyo galbeed 100kun soomaliland shacbigii way kaceen

  • @Mumtaas-r5w
    @Mumtaas-r5w 6 дней назад

    Waar nimnka s.s.b ama nimanka cashar ha u dhigaan ama ARABKA haku siidaayaan ilaa 5 sanadood ayuunbay jiiqdaa hayaane

  • @AsmaAbdixakiin
    @AsmaAbdixakiin 6 дней назад

    Intaa noo dhahaa la idin idhii xageed ku aragtay hubka la xaraystay ciraa kaa dhex hadlaaya adeer wadanka muusee wuu ka tagay ciraa haystaa pmyadii kaarayaashii saadkii miinooyinkii wixii dowladaa gacantaa ku haysee iska daa laftaa uu ciroo kuu tuuray afkuu ku hadli kari waayaynaa yaanu iigu haddal ku odhan

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 6 дней назад

    Sidaa isu kala gura cadawguna haydinku taaamo ilaaaahow sahal😂😂😂😂

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 6 дней назад

    Af qadhmuune muuse biixi dalka ma haysto xaar wayne wax celiya waa maxay cabaaku

  • @Qodax-x7i
    @Qodax-x7i 6 дней назад

    Wasr muu waasgay kani waar meesha Madaxweyne Mouse Biixi Abdi majoogo ee Tantoomo ayaa jooga imika !!

  • @BarwaqoAbdilahi-n9i
    @BarwaqoAbdilahi-n9i 6 дней назад

    War muse afka kadhig
    Badhadhakhda iska
    Joji hubka adigu malihide raagbalehe
    Ibsoda hub

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 6 дней назад

    waabeen duli fooqal duli ragga idin hortaagan iska dhaciya hubka waaka qarankii. gacanta kuhaya ee taliskana ku xareysan ee ciro ha idiin fasaxo

  • @ShiineTuush
    @ShiineTuush 6 дней назад +1

    Xaaran doon xeelad helay ayaad tihiin isaaqnimad dhul kuheshen caloshi habaryonis ayaa ku dhaqanten iska daaya tookh beentah

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 6 дней назад

      Anagu Hbr XABUUSH ban ahay , XABASHI halkan igu dhashay. HY deris ban nahay. ISAAQ 1988 ban maqlay. Af & Adina weligay ma Arag ISAAQ sheegtay. Waa Munaafiqiin Yuhuuda ka fog. Kuwa lafaha loo xambaariyey ee Maydkooda Daadku soo Qufo ee siilka naaghoda Daarood & Xabashi ku kala Hor qaban jirtey waa Adiga. Isir laawe adiga ab & taarikh lahayn. Anaga XABASHI & CARAB ya iska kay dhalay. Ciil wllhi kuna qabayo Geeskan Africa.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 6 дней назад

    Hooyadaa iyo Galbeed be was Habar maxbuus ha ku qaadaan dhulbante

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 6 дней назад

      Sharmuutadii ku dhashay Makhnuuda ahayd ee futada laga dhigato ahayd was. Hbr Xabuush & xabuush hooyada bay kugu hor wasi jireen kuguna Hor waso doonan. Dhulmahante iyo adiga futo jilicsan ah iyo Daarood iyo Hawiye hoyada wasa anaga HJECLO idin wasna. Khaniiz khaniis ku dhalay. Daarood & Dhulbahante adiga hooyada wasi jireen oo Lafo kuu Xanbaariyeen. Dhedig ina futo ABaarso.

  • @SakiAbiib
    @SakiAbiib 6 дней назад

    Manta sx dalka mawaxa xukuma muuse kad adigu ucodaysay aya haystA

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 5 дней назад

    Nacas weeyi. Muuse biixi ma jooge meeshe . Wax iska celiya adeer anaga wax inaga dhaxeeya majiree

  • @KIFAAX666
    @KIFAAX666 6 дней назад

    KA QAADA BAABUURTA CAD CAD OO QORIGA SAARA.STUPEDS

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 6 дней назад

    Muusow,wuu,tagee,,maxaan,ugu,xoqanays., 3xisbi qaran waa habarjeclo,iyagaa,la,hadal,ninkan,gaaban, iyo ka,cas

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 6 дней назад +1

    𝐬𝐱𝐛 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐢 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐦𝐞𝐞 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐢 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐮 𝐦𝐮𝐮 𝐬𝐞𝐞𝐱𝐚𝐝𝐚𝐲😢😢😮😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😅😅